

Explosion kills three civilians in central Somali town
Reports confirmed that heavy expolsion has killed three civilians in central Somali town of Beledweyne of Hiran Region in HirShabelle regional government and injured four others. The explosion said targeted a cafe in Buundoweyn Neighbourhoods near Isbartiibada Junction. Witnesses said the explosion occurred late in the morning as civilians were seated inside. Among the dead…

Ciidamo weeraray guriga sarkaal ka tirsan militariga Soomaaliya
Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlafa Somalia ayaa la sheegayaa inay goor dhaw oo saala ah xoog ku galeen guri uu Muqdisho ka degam yahay Jen.Xassan Jaamici oo ka kid ah kumaandooska Gor-Gor. Warar aan helnay ayaa tilmaamaya in Ciidamada Dowladu guriga Sarkaalka kala baxeen gaari nuuca gaashaaman ee loo yaqaan Pepaha lamana yaqaan sababta ….

Eedaysayaal la horkeenay maxkamada Galmudug
Galmudug: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa…

Madazwenaaha Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida Raila Odinga
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta…

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed
Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada Kampala ee dalka Uganda. Heshiiskaan waxaa si rasmi ah u kala saxiixday Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) iyo Wasiir ku-xigeenka…

Qarax lala eegtay ciidamada Puntland
Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad ee Puntland ayaa sheegaya in qarax lala helay ciidamada daraawiishta Puntland uu sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray ciidamadaasi oo ku sii jeeday howlgal ay ku baacsanayeen dagaalamayaasha Daacish. Qaraxa oo ay ku dhinteen 10 askarta Puntland ka tirsanaa halka 5 kalana ay ku dhaawacmeen ayaa si gaar…

Madaxweynaha Guudlaawe oo ciidamada kala shiray amniga HirShabeele
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan diirada lagu saaray oo ay ka qeybgaleen saraakiisha ciidamada Booliiska, Xogga Dalka iyo Nabad-sugida. Waxa kale oo goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha. Ugu horeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa uga mahadceliyey saraakiisha…

Dowlada oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo al-Shabab ah
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay horjooge sare ka tirsana kooxda Al-shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure Cali Qoyane, kasoo…

Deg Deg: Qarax goordhaw ka dhacay dalka Masar
Wararka la helay ayaa sheegaya in daqiiqado kahor qarax xooggan oo meelo badan laga maqlay , ayaa ka dhacay bariga magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, xilli magaalada Sharma Sheekh ee dalkaasi ku sugan yihiin hoggaamiyaal badan oo caalamka ka socda, kuwaa oo goobjoog ka noqonaya saxiixa heshiiska nabadda ee Qasa. Qarax oo jugtiisa la…

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ay Taliban ku qaaday Pakistan
lix askari oo Pakistani ah ayaa lagu dilay Degmada Maruf oo ku taala xuduuda u dhaxeysa dalalka Afganistan iyo Pakistan ka dib dagaal xoogan oo labada dhina ku dhexmaray xuduuda labada dal u dhaxeeysa maanta. Wararka agaa sheegaya in 6 askari oo Pakistani ah lagu dilay degmada Maruf ee gobolka Kandahar, halka laba kale ay…