Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel-mariyay 3 Hindiso-Sharciyeed oo muhiim u ah hannaanka horumarinta maaliyadda dalka.
Sharciyada maanta la ansixiyay ayaa kala ah 1 ‘Wax-ka-badalka Sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgalinta argagixisada, 2 ‘Wax-ka-badalka Sharciga Hay’adaha Maaliyadda,3 ,Hindise Sharciyeedka Caymiska, Sadexdaan shari ayaa muhiim u ah dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka



1win parolni qanday tiklash [url=https://www.1win16583.help]https://www.1win16583.help[/url]