Shir u Dhaxeeyay Dowlada iyo Hogaanka Maamul Goboleedyada Qaar oo is Faham la’aan ku Soo Dhamaaday

MUQDISHO: Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Dowlada Somalia iyo hogamiyayaasha Maamul Goboleedyada kala ah Gal-mudug,Koofur-galbeed,Hirshabelle iyo Waqooyi bari Somalia. Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo kulankaasi ayaa sheegaya inay is mari waayeen labada dhinac islamarkaana la isku qabtay in isla maanta la isla garto musharixiinta Madaxweynaha ee maamulka Goboleedyada  ku matali doona…

Read More

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka Shiaya Waqti Kordhinta Hawlgalka Midowga Afrika

waxa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ah ka yeelan doono sidii waqti loogu dari lahaa howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo waqti ahaan ku 31ka December 2025. Howlgalkaan ayaa wajahaya dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha ah kaddib markii maalgalinta dalalkii bixin jiray ay joojiyeen halka qaar kale ay hoos…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar

Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda  Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Salaax Keshtah, iyadoo uu kulanka goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal,…

Read More

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay arimaha digitaalka iyo ICTga

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda JFS, Mudane Ahmed Diri, ayaa magaalada Doha kulan kula yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qatar, Mohammed bin Ali Al Mannai, xilli uu socdo MWC Doha 2025. Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar, gaar ahaan dhanka dijitaleynta adeegyada dowladda, hormarinta kaabayaasha ICT-ga, iyo amniyeynta seybarka….

Read More

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hey’ada nabadsugida Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ammaan iyo bogaadin u jeediyey dadaalka naf-hurnimo leh ee ay wadaan hay’adda Nabadsugida iyo sirdoo ka Jubbaland JISA kuwaas oo ka shaqeynaya xoojinta amniga, horumarinta hay’adaha dowliga ah, iyo dhismaha awood dowladnimo oo waarta. Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga mahadceliyey shaqada adag iyo hufnaanta uu…

Read More

Somali regional government leader appoints his ministers

The leader of Somalia’s Northeastern regional state, Abdikadir Ahmed Ali (Firdhiye), has appointed a 21-member Cabinet, according to a decree issued by his office on Sunday. The newly formed Cabinet includes one woman, with several appointees being former members of parliament and ex-ministers from the Puntland administration. President Firdhiye also retained several ministers from the…

Read More

Maxaa sababay kororka dagaalyahanada Daacish ee degaanada Maamulka Puntland?

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye. Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay  Maxamed Carab Xuseen Maxamed. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda Hirshabeelle Maxamed Shuuriye Nuur oo warbaahinta u faahfaahiyay…

Read More

Deg Deg: Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan oo Xilka laga qaaday

JOWHAR: Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye. Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay  Maxamed Carab Xuseen Maxamed. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda Hirshabeelle Maxamed Shuuriye Nuur oo warbaahinta u…

Read More