Deg Deg: Xaalad Bani’adanimo ayaa laga soo sheegayaa Koonfur Galbeed Soomaaliya
Wararka la laga helay dagaanda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xaalad bani’aadanimo oo aad u daran ay ku soo fool leedahay degaanada. taaso keentay inay kumanaan qoys ay haatan wajahayaan cunto yari daran, biyo la’aan baahsan iyo nafaqo dari taasoo ay sababtay roob la’aan iyo abaaraha ku dhuftay degaano badan oo ka tirsan…