Shir u Dhaxeeyay Dowlada iyo Hogaanka Maamul Goboleedyada Qaar oo is Faham la’aan ku Soo Dhamaaday

MUQDISHO: Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Dowlada Somalia iyo hogamiyayaasha Maamul Goboleedyada kala ah Gal-mudug,Koofur-galbeed,Hirshabelle iyo Waqooyi bari Somalia. Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo kulankaasi ayaa sheegaya inay is mari waayeen labada dhinac islamarkaana la isku qabtay in isla maanta la isla garto musharixiinta Madaxweynaha ee maamulka Goboleedyada  ku matali doona…

Read More

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka Shiaya Waqti Kordhinta Hawlgalka Midowga Afrika

waxa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ah ka yeelan doono sidii waqti loogu dari lahaa howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo waqti ahaan ku 31ka December 2025. Howlgalkaan ayaa wajahaya dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha ah kaddib markii maalgalinta dalalkii bixin jiray ay joojiyeen halka qaar kale ay hoos…

Read More

IMF oo Afartan Milyan oo Doolar ugu Deeqday Soomaaliya

Nairobi: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen Guddiga Sare ee Fulinta Hey’adda Lacagta Adduunka, ka dib marki ay soo saareen natiijada hannaanka dib-u-eegista 4-aad oo ku salaysan wadashaqaynta Dowladda Soomaaliya iyo IMF kadib deyn cafinta, waxa uu sidoo kale go’aan kaan muujinayaa marqaatiga dadaalka Dowldda…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo gudoomiyay Kulan Muhiim ah oo ka Dhacay Dooxa, Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo mideyn lahaa taageerada caalamiga ah, kaas oo qeyb ka ahaa Madasha Dooxa ee siyaasadda iyo amniga. Madaxweynaha ayaa kulnka ku soo bandhigay qorsheyaasha hirgalay ee Soomaaliya ay ku xaqiijinayso xasilloonida, amniga iyo…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar

Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda  Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Salaax Keshtah, iyadoo uu kulanka goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal,…

Read More

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda ee Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Algeria

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliay aya aka qeyb galay Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha soo Koraya (African Startup summit) oo sanadkaan diiradda lagu saarayo taageerada shirkadaha hal abuurka ee soo koraya, xoojinta isku-xirka dhijitaalka, hal-abuurka teknolojiyadda iyo dhismaha kaabayaasha ICT-ga ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Algiers ee dalka Algeria. Waxaa…

Read More

US AFRICOM COMMANDER VISITS Parts in Somalia

 General Dagvin Anderson, the commander of US African Command of “AFRICOM” Commander has begun visiting horn of Africa countries including Somalia. In a statement on Monday, AFRICOM said Gen. Anderson’s message underscores that the United States supports “maximum pressure” on ISIS, al-Shabaab, and other violent extremist organizations. The trip aligned with President Trump’s priorities and…

Read More