Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Somaliland oo wata gaari dagaal iyo ciidamo toban gaaraya ayaa u goostay dhanka Maamulka Waqooyi Bari ee dariskooda ah xili waliba uu ku dhawaaqay go’aankiisa intuusan ka bixin dhanka Somaliland..
Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Korneyl Ali Ashkato iyo ciidamadiisa oo fadhigoodu ahaa deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag halkaasoo Somaliland ka taliso ayaa sameeyay talaabo ugub ah oo aan hore looga baran koox marka ay goosaneyso islamarkaana ay dhinac kale iska dhiibayaan taasoo ah inu isla deegaanka Yubbe kaga dhawaaqay inuu goosanayo kadibna wuu ka dabeeyay oo waa dhaqaaqeen isaga iyo ciidamadiisa wuxuuna gaaray dhanka Waqooyi Bari si nabad ah.
Sarkaalkaan goostay iyo ciidamadiisa waxaa lagu soo dhaweeyay dhanka deegaanka Fiqi-Fuliye oo ay ka taliyaan reer Waqooyi Bari,Wasiirka Arrimaha Gudaha Woqooyi-bari iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada maamulkaasi ayaa soo dhoweeyay korneelka iyo ciidamadiisa wata gaariga dagaalka,





[377020]supplies professional anti-violence equipments and solutions for the whole world with strong and perfect production capacity. anti-violence.org
Just what I was looking for — much appreciated. Funny timing, because of this. Whenever someone I know is between roles, I send them https://fxye.lmbriwgfe.top/. It’s a listings platform where listings stay up to date — browse by city and company without the hassle. Anyway, great post as always!
The variety of games here is insane. I spent the whole weekend exploring and I’m still finding new favorites. buy138slot is definitely my new go-to spot.
The wildly popular wild truck wager wild trucks free spin bonus boasts epic trucks, hefty bonuses, and unmatched excitement. User-friendly mechanics, prompt payouts, and excellent winning odds make this casino hit a top-notch choice. Match combinations of Wild symbols, claim bonus rounds, and rule as the king of the road!