
Turkiga oo siiyay sadex diyaaradood oo kuwa dagaalka oo casri ah dowlada Soomaaliya
Muqdisho – Dowladda Turkiga ayaa toddobaadkan si weyn u xoojisay taageerada ay Soomaaliya ka siiso dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kadib wada-hadallo khadka telefoonka ah oo dhex maray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyo dhiggiisa Soomaaliya. Sida ay ilo-wareedyo xog ogaal ah u xaqiijiyeen warbaahinta Middle East Eye, Ankara ayaa Soomaaliya ku wareejisay saddex…