MUQDISHO: Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Dowlada Somalia iyo hogamiyayaasha Maamul Goboleedyada kala ah Gal-mudug,Koofur-galbeed,Hirshabelle iyo Waqooyi bari Somalia.
Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo kulankaasi ayaa sheegaya inay is mari waayeen labada dhinac islamarkaana la isku qabtay in isla maanta la isla garto musharixiinta Madaxweynaha ee maamulka Goboleedyada ku matali doona Xisbiga JSP marka doorashada laga dhigo qof iyo cod.
Madaama la isku mari waayay dood kadib waxay isla garteen in shirar kale la isugu yimado si ugu danbeyn Dowlada iyo maamuladu iskula fahmaan cida musharaxa noqoneysa xili Madaxweynayaasha hada waqtigoodu dhamaaday doonayaan inay iyaga noqdaan musharixiinta Xisbigu ku tashanayo si ay usoo laabtaan.
Warar hoose ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan doonayo inuu musharixiin cusub keeno si ay u matalaan xisbigiisa madaama aysan gadmayn madax waqtigoodii dhamaaday in la soo celiyo oo dhanka Dowladana caqabado dhanka beelaha ah ay kaga iman karto tusaale Galmudug waxaa Qoor-Qoor xilka ku heysta Mahad Salaad iyo Liibaan shuluq ,sidoo kale Hirshabelle waxaa taagan C/laahi Maxamed Nuur iyo musharixiin kale,sidoo kale Koofur-galbeed waxaa taagan siyaasiyiin dhawaan la midoobey Madaxweyne Xasan.



JLJL99AppLogin, I see you! Honestly, sometimes logging in is the biggest hurdle. This app seems to streamline that process, which is a huge win in my book. Makes gaming so much faster and more enjoyable. Try it: jljl99applogin
Just started playing on 789b3. Seems promising. Site looks clean, and the variety of games is pretty good. Will update if anything changes, but so far, so good. Check them out! 789b3
Alright fellas, gamebetcom seems to be buzzing with activity. Anyone got any inside scoop? Seriously though, any opinions on gamebetcom before I dive in?