Mustaf Dhuxulow oo xilka wareegay
(Wargeysa.net/Muqdisho) Mustaf Sheikh Ali (Dhuxuloow), Agaasimaha dhowaan la magaacabay ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa la wareegay xilka ka dib xaflad lagu qabty xarunta hey’adda ee magaalada Muqdisho. Madax kala duwan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa Raysal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka soo qeyb galay xaflada xilwareejinta…