Dowlada federaalka ah oo war ka soo saartay dagaal beeleedyada dalka ka socda

Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Farataag)Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar ka mid ah gobollada dalka. Wasiirka ayaa ku boorriyey dhinacyada isku haya qeeybo badan oo dalka ka mid ah in ay joojiyaan dagaalka, islamarkaana qilaafaadkooda ku dhameeyaan wadahadalo iyo si nabad ah. Jeneraal…

Read More

Somali president meets his Djibouti’s counterpart in Djibouti

Somali President Hassan Sheikh Mohamud held meeting with Djibouti’s counterpart Ismail Omar Gelle in Djibouti, capital city of Djibouti today 29 December 2024. The two presidents discussed several issues mainly on strengthening ties between the two countries and tackling regional security problems. Their talks focused on key areas such as counter-terrorism strategies, trade enhancement, and…

Read More

Madaxweyne Ciro oo Hargeysa ku booqday dadkii ku soo dhaawacmay dagaaladii Dawacaley

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku booqdey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku dhawaacmey dagaalkii ku dhacay deeganka Dacawalay  dowlad degaanka Soomaalida Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay dadka dhaawaca ah ayaa Alle uga baryey inuu caafimaad Sareecana siiyo una Boogo dhacayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…

Read More

Somali government calls urgent end to neighbouring clans’ fighting in the country

Somali government has called for community leaders to take crucial action to end a series of deadly neighbouring clans’ fighting that has erupted in several parts of the country.  In a statement, the Ministry of Interior called on local authorities, traditional elders, religious scholars, women, and intellectuals to unite to restore stability and work on…

Read More

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Djibouti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada Dalka Djibouti ee Djibouti, wafdiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya…

Read More

Taliyaha Ciidanka Dhulka militariga Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula la qaatay Wafdi ka socdo Midowga Yurub oo booqasho ku yimid Dalka maanta, 20 December 2024. Taliyaha ayaa ugu horeyn wafdiga uga mahadceliyay booqashada ay Dalka ku so gaareen sheeygana inuu  arko inay mid muhiim ah tahay….

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay wasiirka arimaha dibada ee Tanzania

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta, 20 December 2024, xafiiskiisa xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibidda ee Dalkaasi Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo oo safar shaqo ku soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Wasiirka ka guddoomay dhambaal iyo salaan uu ka siday, Madaxweynaha dalka…

Read More