Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom dc

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige waxa uu ka qeyb galay mid ka mid ah fadhiyada loo dhan yahay ee ay shir-guddoonka ka tahay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka Kristalina Georgieva isla markaana ay soo qeyb galeen Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika kaasoo lagu qabtay Washington DEC, ee Dalka Maraykanka Shirkan loo…

Read More

Eedaysayaal la horkeenay maxkamada Galmudug

Galmudug: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa…

Read More

Madazwenaaha Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida Raila Odinga

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta…

Read More

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed

Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada Kampala ee dalka Uganda. Heshiiskaan waxaa si rasmi ah u kala saxiixday Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) iyo Wasiir ku-xigeenka…

Read More

Madaxweynaha Guudlaawe oo ciidamada kala shiray amniga HirShabeele

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan diirada lagu saaray oo ay ka qeybgaleen saraakiisha ciidamada Booliiska, Xogga Dalka iyo Nabad-sugida. Waxa kale oo goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha. Ugu horeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa uga mahadceliyey saraakiisha…

Read More

Dowlada oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo al-Shabab ah

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa  faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay horjooge sare ka tirsana kooxda Al-shabaab.  War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure Cali Qoyane, kasoo…

Read More