Ciidamo weeraray guriga sarkaal ka tirsan militariga Soomaaliya

Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlafa Somalia ayaa la sheegayaa inay goor dhaw oo saala ah xoog ku galeen guri uu Muqdisho ka degam yahay Jen.Xassan Jaamici oo ka kid ah kumaandooska Gor-Gor.

Warar aan helnay ayaa tilmaamaya in Ciidamada Dowladu guriga Sarkaalka kala baxeen gaari nuuca gaashaaman ee loo yaqaan Pepaha lamana yaqaan sababta .

Talaabada ciidamada Dowlada qaadeen waxay ku soo aadeysaa xili dhawaan Taliyaha Ciidamada  Xoogga Odawaa uu amray in lala wareego gaadiidka,dharka iyo agab kasta oo ciidamada Dowladu leeyihiin ee gacanta ugu jira askar ama saraakiisha aan hada shaqada u heyn qaranka

Lama yaqaan Sarkaalkaan inuu ka baxay Saraakiisha Dowlada u diiwaan gashay sidoo kale lama oga wax dacwo ah oo lagub oo oogay taasoo keeni karta in gurigiisa ciidamadu weeraraan.

17 thoughts on “Ciidamo weeraray guriga sarkaal ka tirsan militariga Soomaaliya

  1. Been playing at phjoy21casino for a few months now and I love how easy it is to deposit using GCash. The customer service team replies super fast even late at night, and the game selection is huge. Always a solid choice for pinoy players looking for a fun and fair experience. phjoy21casino

  2. Been playing at this site for a few months now and the consistency is what keeps me coming back. Slot spins load instantly and winning combinations trigger the bonus rounds without any glitches. The VIP tier system is straightforward and the monthly cashback never disappoints. A solid choice for slot enthusiasts looking for fairness. jd99slot

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *