Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Heshiiskaan waxaa si rasmi ah u kala saxiixday Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) iyo Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Azerbaijan, Mudane, Samir Sharifov, xilli ay ka qeybgalayeen shir caalami ah oo ka socday Kampala.
Munaasabadda saxiixa waxaa goob joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Xamse Aadan Xaadoow iyo Danjiraha Soomaaliya ee Uganda, Marwo Fardowsa Maxamed Qanyare.
Labada Wasiir ayaa waxay sidoo kale ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan iyo loo sii ballaarin lahaa xiriirka sii xoogeysanayay sanadihii u dambeeyay.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta soo celinta iyo xoojinta sumcadda caalamiga ah ee dalka. Qarax ay ku dhinteen ciidamo badan oo Daraawiishta Puntland ka tirsan oo ka dhacay Calmiskaad



Trying out ok9cassino. Not the best interface, but honestly? They have a really good selection of things to bet on. That being said, check it here and see what you think: ok9cassino
Alright, so Superph11 com isn’t too shabby. Registration was quick and painless, and I haven’t had any issues with withdrawals yet. Could use a bit of a facelift, but overall, it’s solid. Give superph11 com a shot.
Yo, 58win1vip, heard about this site from a buddy. Gave it a look, seems decent enough. I’d say give it a try: 58win1vip