Iska hor imaad goordhaw Muqdisho ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Mucaaradka

Waraka yaa xaqiijjinya in iska hor imaad kooban uu dhex maray ciidamada dowlad iyo kuwa mucaaradka. Iska hor imaadka ayaa ka dhacay illinka hore ee saldhiga booliska ee degmada warta nabada ee magaalada Muqdisho galabta.  Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii  hoggaamiyayaal ka tirsan mucaaradka oo uu hoggaaminaayay madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh…

Read More

Poor health conditions reported in Aden Yabal town

Reliable reports confirmed that serious health crises are affecting Aadan Yabaal, significantly impacting mothers, children, and the elder people. The outbreak of diseases in Aadan Yabaal, located in Middle Shabelle under the HirShabelle regional state, is said to be primarily due to measles and acute waterborne diarrhea. Although no official count is yet available, sources…

Read More

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Baraha Bulshada

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta Bulshada (Social Media Policy), kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Warfaafinta ee dowlad-goboleedyada xubnaha…

Read More

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Wasiirka Caafimaadka XFS oo si rasmi ah u Daah-furay Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed. Dhismahan ayaa loogu talagalay in lagu horumariyo adeegyada caafimaad ee bulshada deegaanka. Munaasabadda daah-furka oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday xarunta…

Read More

Booliiska Dhuusamareeb oo Amar Kusoo Rogay Ganacsatada: Inay Goobahooda Ku Xiraan Kaamirooyinka CCTV

Taliska Ciidanka Booliiska degmada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta soo saaray amar rasmi ah oo ku wajahan ganacsatada magaalada, kaas oo faraya in ay goobahooda ganacsi ku rakibaan kaamirooyinka ilaalinta (CCTV), si loo xoojiyo amniga magaalada. Taliyaha Booliiska degmada Dhuusamareeb, Dhame Nuur Cilmi Maxamed, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in go’aankan uu…

Read More

Midowga Afrika oo Taageero Buuxda u Muujiyay Soomaaliya, una Ballanqaaday Kordhin Lacageed oo Loogu Talo Galay AUSSOM

Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa shir muhiim ah oo ay yeesheen ku muujiyay taageeradooda buuxda ee ay la garab taagan yihiin shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Goluhu wuxuu si cad u sheegay in Midowga Afrika ay ka go’an tahay inay garab istaagaan Soomaaliya dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab, isla markaana…

Read More