Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Kulan Miro-dhal Ah la Qaatay Dhiggiisa Aljeeriya
Algiers, Aljeeriya – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed, ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka Aljeeriya, Mudane Feyçal Ben Taleb, intii lagu guda jiray Madasha Afaraad ee Carabta ee Sinaanta (4th Arab Forum for Equality) oo ka socota magaalada…