Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland: “Soomaaliya Mar Kale Way Ku Ceeboowday Khariirad BBC Baahisay”
Hargeysa – Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa si adag uga hadlay khilaaf ka dhashay khariirad ay baahisay hay’adda BBC, taas oo aan Somaliland kaga muuqan sida qayb ka mid ah Soomaaliya. Afhayeenka ayaa sheegay in arrintani ay mar kale ceeb ku tahay dowladda Soomaaliya oo si joogto ah uga falcelisa muuqaallo iyo…