Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Xiray Tababar Sare oo loo Qabtay Baarayaal ka kala Socda Dowlad-Goboleedyada
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar heer sare ah oo loo qabtay saraakiil baarayaal ah oo ka kala socday dowlad-goboleedyada dalka, tababarkaas oo diiradda lagu saaray kor u qaadidda xirfadaha baarista dambiyada. Tababarkan, oo ay soo qabanqaabiyeen Hoggaanka Qorsheynta iyo Tababarada ee…