Deg Deg: Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan oo Xilka laga qaaday
JOWHAR: Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye. Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay Maxamed Carab Xuseen Maxamed. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda Hirshabeelle Maxamed Shuuriye Nuur oo warbaahinta u…