DHUUSAMAREEB: Wararka ka imaanaya Magaalada Shuusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in qaar ka mid ah ciidamo dhawaan uu tababar u soo xirey Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ay u baxsadeen dhanka Alshabaab.
Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 7 askari ayaa u baxsaday oo gaaray deegaanka Ceel-garas ee Gobolka Gal-gaduud halkaasi oo ay heystan Kooxda Alshabaab islamarkaana ay ku biireen,wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamadaani goostay ay mudo 6 bilood ah ku sugnaayen Dhuusa-mareeb.
Walaaco cabsi dhanka amniga ah ayaa soo wajahday masuuliyiinta Hay’adaha amniga Maamul Goboleedka Galmudug madaama askar hada tababar loo soo xirey ay si sahlan ugu goosteen kuna biireen kooxda Alshabaab.
Askartaan goosatay waxaa la soo sheegayaa inay ka baxeen Magaalada Dhuusa-mareeb markii todobadooda is fahmeen, lamana garanayo inay hore ugu qorsheysneyd ka hor tababarka iyo inay hada go’aansadeen.
Dhanka kale Masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Galmudug wali war rasmi ah kama soo saarin wararkaani sheegaya in ilaa 7 askari oo dhawaan uun tababar loo soo xirey inay u goosteen Alshabaab.



Thanks!
Alright, alright, let’s talk fbbet8. Been giving it a spin and it’s not bad! Smooth interface, decent odds. Gotta keep an eye on their bonuses, they seem to change up a bit. Give it a shot! Check it out: fbbet8
Kkkjili29 is where I go to get my Jili fix. They have all the latest games, and the site is really easy to navigate. See for yourself at kkkjili29. Good luck!
1wincassino, I’ve heard of it, yeah. Nothing particularly stood out, but nothing bad either. Standard online casino stuff, plenty of games to choose from. See if it’s your thing: 1wincassino
roulette-summen-av-alle-tall
My homepage :: vegas (Alexis)
spill-regel-craps
My blog post slots