Maxaa sababay kororka dagaalyahanada Daacish ee degaanada Maamulka Puntland?

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay  Maxamed Carab Xuseen Maxamed.

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda Hirshabeelle Maxamed Shuuriye Nuur oo warbaahinta u faahfaahiyay wareegtada ayaa sheegay in magacaabista guddoomiyaha cusub ay ku timid soo jeedin ka timid Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa horay u soo noqday guddoomiyahii Guddigii soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu aheyd Hirshabeelle sanadkii 2021-kii.

Magacaabista guddoomiyaha cusub ayaa sidoo kale kusoo aadeysa, iyadoo todobaadyadii lasoo dhaafay uu khilaaf culus u dhaxeeyay guddoomiyaha xilka laga qaaday Muuse Salaad iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Khilaafka sababay in xilka qaadis lagu sameeyo Muuse Salaad ayaa ka dhashay is qabqabsiga dhanka canshuurta laga qaado garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo u dhaxeysay isaga iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Lama oga go’aanka rasmiga ah uu qaadan doono guddoomiyaha xilka qaadista lagu sameeyay, maadama sida horay marar badan u dhacday guddoomiyaal xilka qaadis lagu sameeyay ay kasoo horjeesteen in xilka laga qaado, waxaana xusid mudan in Hirshabeelle aysan awood badan ku laheyn deegaanada gobolka Hiiraan.

19 thoughts on “Maxaa sababay kororka dagaalyahanada Daacish ee degaanada Maamulka Puntland?

  1. Codef168… Sounds cryptic! Let’s decode it and see what gaming treasures we can find. Could be something interesting there. Fingers crossed for a good experience, let’s go! Check it out here: codef168

  2. I have tested dozens of gaming sites but this one stands out for its lightning fast withdrawals and genuinely fair RNG certification. The dashboard gives you all the stats you need to track your performance which players love. Stop scrolling and give it a spin you will not regret it. thoneheng88

  3. Been chasing Jackpots here for months and the withdrawals are always on time. The support team actually knows what they are talking about. Definitely my go to spot for weekend fun. pk3jbet

  4. Been using this platform for my sports picks and it never disappoints. The app works perfectly on my phone and customer service is available whenever I have a question. Highly recommend it. bet7kmx

  5. Looking for a VIP level experience without the heavy price tag and this place nailed it. The loyalty rewards stack up quickly and the dedicated manager actually remembers your preferences. Withdrawals are processed the same day which makes a huge difference. Highly recommend trying their premium section. bdviptakacasino

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *