Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal guud

Muqdisho: Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Agaasimiyaasha Guud ee la magacaabay ayaa kala ah;
Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta.

Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi Cumar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda.

12 thoughts on “Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal guud

  1. I’ve tried a few sites lately but this one is actually smooth. The payouts are fast and the interface is very user friendly. Highly recommend phjili4 for anyone looking for a reliable spot.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *