Soomaaliya: Hay’adda socdaalka oo soo bandhigtay warbixin ku saabsan waxqabadka 2025
Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay warbixin sanadeedka Waxqabadka ee Sannadka 2025, iyadoo hal-ku-dheggu yahay (Secure Borders, Safe Somalia) sugidda amniga xuduudaha iyo Ilaalinta dadkeenna. Warbixintan ayaa muujinaysa horumar ballaaran oo Hay’addu ka gaartay sugidda amniga xuduudaha dalka, casriyeynta adeegyada socdaalka, iyo hirgelinta isbeddel dhijitaal ah…