Nairobi: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen Guddiga Sare ee Fulinta Hey’adda Lacagta Adduunka, ka dib marki ay soo saareen natiijada hannaanka dib-u-eegista 4-aad oo ku salaysan wadashaqaynta Dowladda Soomaaliya iyo IMF kadib deyn cafinta, waxa uu sidoo kale go’aan kaan muujinayaa marqaatiga dadaalka Dowldda Soomaaliya ee dadaalka dib-u-dhiska iyo horumarinta dakhliga Dowladda.
IMF ayaa ku dhawaaqday in Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya loo ansixiyay afartan [40] milyan oo doolar. Sida ku cad warbixinta IMF, waxaa lagu yiri, “Dowladda Soomaaliya waxa ay sii wadday dadaalka waxqabad muuqda oo horumar maaliyadeed ah xili ay jiraan caqabado waaweyn oo caalami ah, gaar ahaan hoos u dhaca ku yimid gargaarka dibadda. Sidoo kale markii ugu horreysay, Soomaaliya waxa ay qorsheyneysaa in ay balaariso kharashka ku baxa adeegyada arrimaha bulshada iyada oo la adeegsaneyo dakhliga gudaha si loo yareeyo saameynta qaar ka mid ah gargaarka dibadda oo go’ay.
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ku taagan tahay waddada saxda ah, iyada oo hirgelinaysa dib-u-habayn muhiim ah oo kor u qaadaysa adkeysiga, xoojinaysa maamulka, iyo taageerada kobacintq dhaqaalaha dalka



Alright, xs88 – let’s see what you got! Putting you to the test! Let’s get that sweet sweet victory! xs88
Gates of Heroes Super PH… hmm, that sounds epic! Solid visuals and gameplay kept me hooked for hours! Worth a try for sure. Enter the gates here: gatesofheroessuperph
F12betBR, curto demais essa plataforma! Sempre tem umas promoções boas e as odds são bem interessantes. Já fiz uma fezinha! Confere aqui: f12betbr