DEG DEG: Gudiga Doorashooyinka oo shaaciyay tirada dadka isku diiwaan geliyay dalka ee doorasho qof iyo cod

Saraakiisha gudiga Doorashooyinka madaxa banaan ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho goor dhow ayaa shaaciyay tirada dadka Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Muqdisho kuwaasoo isu diiwaan geliyay doorashooyinka qofiyo cod. Isu geyn tirada  guud ee Magaalada Muqdisho dada is diiwaan geliyay ayay Dowladu ku sheegtay 923,220 qof sida uu shaaciyay  masuul…

Read More

Ciidamo ka tirsan Galmudug oo u goostay al-Shabab

DHUUSAMAREEB: Wararka ka imaanaya Magaalada Shuusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in qaar ka  mid ah ciidamo dhawaan uu tababar u soo xirey Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ay u baxsadeen dhanka Alshabaab. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 7 askari ayaa u baxsaday oo gaaray deegaanka Ceel-garas ee Gobolka Gal-gaduud halkaasi oo ay…

Read More

DP World oo bilawday khad badeed isku xiraya Dekadaha Jabal Cali iyo Berbera

Shirkadda Caalamiga ah ee Dekedaha ee DP World, ayaa ku dhawaaqday bilawga Khad Badeed dhinaca maraakiibta ah oo si toos ah isugu xidhaya Dekedda Jabal Cali ee dalka Imaaraadka Carabta iyo Dekedda Berbera ee maamulka Somaliland. War-saxaafadeed ay soo saartay Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World, ayaa adeeggan cusub ee xamuulka badeecadaha, ku…

Read More

Wasiirka shaqada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo Dooxa kula kulmay wasiirka Shaqada Turkiga

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Yusuf Mohamed, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan doceed kula yeeshay Prof. Dr. Vedat Işikhan, Wasiirka Shaqada iyo Ilaalinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay dhameystirka iyo fulinta heshiiskii horey ay u gaareen labada wasaaradood, kaas oo lagu ballamay in…

Read More

Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom dc

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige waxa uu ka qeyb galay mid ka mid ah fadhiyada loo dhan yahay ee ay shir-guddoonka ka tahay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka Kristalina Georgieva isla markaana ay soo qeyb galeen Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika kaasoo lagu qabtay Washington DEC, ee Dalka Maraykanka Shirkan loo…

Read More

Explosion kills three civilians in central Somali town

Reports confirmed that heavy expolsion has killed three civilians in central Somali town of Beledweyne of Hiran Region in HirShabelle regional government and injured four others. The explosion said targeted a cafe in Buundoweyn Neighbourhoods near Isbartiibada Junction. Witnesses said the explosion occurred late in the morning as civilians were seated inside. Among the dead…

Read More

Eedaysayaal la horkeenay maxkamada Galmudug

Galmudug: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa…

Read More

Madazwenaaha Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida Raila Odinga

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta…

Read More

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed

Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada Kampala ee dalka Uganda. Heshiiskaan waxaa si rasmi ah u kala saxiixday Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) iyo Wasiir ku-xigeenka…

Read More