Qarax lala eegtay ciidamada Puntland
Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad ee Puntland ayaa sheegaya in qarax lala helay ciidamada daraawiishta Puntland uu sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray ciidamadaasi oo ku sii jeeday howlgal ay ku baacsanayeen dagaalamayaasha Daacish. Qaraxa oo ay ku dhinteen 10 askarta Puntland ka tirsanaa halka 5 kalana ay ku dhaawacmeen ayaa si gaar…