Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hey’ada nabadsugida Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ammaan iyo bogaadin u jeediyey dadaalka naf-hurnimo leh ee ay wadaan hay’adda Nabadsugida iyo sirdoo ka Jubbaland JISA kuwaas oo ka shaqeynaya xoojinta amniga, horumarinta hay’adaha dowliga ah, iyo dhismaha awood dowladnimo oo waarta. Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga mahadceliyey shaqada adag iyo hufnaanta uu…