Hawlwadeenada hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliyeed oo tababar uga bilowday Tanzania
Daarusalaam: Hawlwadeeno ka tirsan hay’adda duulista rayidka ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed oo safar Shaqo ah ku jooga magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania ayaa maanta tababar uga bilowday halkaa. Tababarka ayaa daaran dadaal xirfadooda sare loogu qaadayo, waxaana tababarka oo ay ka qayb galeen 25-shaqaale ah furay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Tanzania…