Daarusalaam: Hawlwadeeno ka tirsan hay’adda duulista rayidka ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed oo safar Shaqo ah ku jooga magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania ayaa maanta tababar uga bilowday halkaa. Tababarka ayaa daaran dadaal xirfadooda sare loogu qaadayo, waxaana tababarka oo ay ka qayb galeen 25-shaqaale ah furay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Tanzania iyo Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) mudane Ilyaas Cali Xasan iyo agaasimaha hay’adda Duulista Rayidka ee dalka Tanzania (TCAA) mudane Saliim Msange.
Danjire Ilyaas oo munaasabadda ka hadlay ayaa u mahadceliyey dowladda Tanzania oo martigelisay tababarkan, iyo dhinacyada kale ee kaalin ka qaatay suurta-gelinta tababarkan.
Ugu dambayn, Safiirka ayaa ka qeybgalayaasha kula dardaarmay in ay muujiyaan adkeysi iyo masuuliyad, kana faa’iideystaan tababarkan oo muhiimad weyn u leh dalkeenna, gaar ahaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya.








Downloaded the app from 939betdownload – super smooth experience. Hoping for some big wins, but the app itself is solid. Get it here 939betdownload
Need to login to SV388? Borneo303 got you covered. Super easy process so you can get right to the action. Get logged in with sv388 login borneo303.
Heard about super spin and wanted to investigate for myself. Pretty good, worth a look. Check it out super spin!