MUQDISHO – sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya galbeedka gobolka Mudug waxaa deegaanka Jeecboor, ka dhacay fal lagu rasaaseeyey gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayey.
Wararka hordhaca ah ee laga helayo goobta ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof oo saarnaa gaarigaasi ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii maleeshiyaad aan heebtooda la garanayn ay rasaas ku fureen gaariga shacabka ah.
Ilaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee keentay weerarka lagu qaaday gaariga, mana jirto cid sheegatay masuuliyadda falkaas. Maamulka iyo hay’adaha amniga wali kama aysan hadlin dhacdadan.
Dhacdadan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo magalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda ay maalmahan kusoo badanayeen isku dhacyada la xiriira aanooyinka qabiilka, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah.
Dhowaan ayey ahayd markii dhaqtar iyo ganacsade caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay xiisado la sheegay in ay salka ku hayaan aanooyin qabiil.



Been using w388bet for a while now. Solid betting platform, good odds, and haven’t had any issues with payouts. It’s my go-to spot for placing bets. Check out what they offer here: w388bet
Downloaded the 888slotapk and it’s pretty convenient to have slots on my phone. Gameplay is smooth and the registration was quick. Worth downloading if you are on the go. You can find it at 888slotapk.
Been playing on 7gamesbet1 for a bit now. Payouts are relatively quick and the customer support is responsive. Not bad at all! Give ’em a try! 7gamesbet1