NAIROBI– barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa sheegay in ay si weyn u dhimayso kaalmooyinkii cunnada ee ay siin jirtay boqollaal kun oo qof oo Soomaaliyeed, xilli malaayiin qof oo dalka ku nool ay wajahayaan saameynta daran ee isbeddelka cimilada iyo gaajo ba’an.
WFP waxa ay sheegtay in tirada dadka heli doona kaalmo degdeg ah oo cunto ah ay hoos uga dhici doonto 1.1 milyan oo qof bishii Agoosto, una sii dhici doonto 350,000 oo qof bisha November, taasoo ay sabab uga dhigtay “hoos u dhac halis ah oo ku yimid maalgelintii barnaamijyada gargaarka.”
“Waxaan arkeynaa sare u kac khatar ah oo ku yimid heerarka degdegga ah ee gaajada, iyadoo awooddeenna wax-ka-qabashaduna ay sii yaraanayso maalinba maalinta ka dambeysa,” ayuu yiri Ross Smith, agaasimaha waaxda u diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah ee WFP. “Haddii aan la helin maalgelin degdeg ah, qoysas horeyba u tabaaleysan ayaa gabi ahaanba ka haraya caawinaad, xilli ay ugu baahi badan yihiin.”
Warbixintii ugu dambeysay ee Qaramada Midoobay ayaa muujineysa in 4.6 milyan oo qof oo ku sugan Soomaaliya ay la tacaalayaan heerar daran oo gaajo ah, halka 1.8 milyan oo carruur ah la saadaalinayo inay la kulmaan nafaqo-darro ba’an sanadkan. Waxaa ka mid ah 421,000 oo carruur ah oo la ildaran nafaqo-darro daran, balse WFP waxay awooday in ay kaalmo siiso kaliya 180,000.
Soomaaliya waxa ay la daalaa-dhacaysaa saameynta burburinta ah ee isbeddelka cimilada oo ay ka mid yihiin abaaro iyo fatahaado, sidoo kalena waxay la tacaaleysaa colaado iyo amni xumo muddo dheer dalka ka jirtay. Kooxda Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida ayaa wali gacanta ku haysa qaybo ka mid ah dalka.
Hoos u dhaca ka yimid deeqaha ay Mareykanku siin jireen gargaarka bani’aadamnimo ayaa sii adkeeyay jawaabta hay’adaha samafalka, kuwaas oo horeba ula daalaa-dhacayay baahida sii kordheysa ee dadka nugul.
WFP waxay sheegtay in ay u baahan tahay $98 milyan si ay u sii waddo howlo badbaadin ah oo ugu yaraan lagu caawin karo 800,000 oo qof ilaa bisha Maarso 2026 — xilliga loo yaqaanno “xilliga baahida ugu badan” (lean season).



Mobile betting is where it’s at. JJbetapp looks sleek and easy to use from what I’ve seen. If you’re on the go, this could be the app for you. Download it here jjbetapp.
So, is ppgaming is legit? From my experience, yes. I’ve had some good runs and payouts have been smooth. Always do your own research, but I’d say it’s a solid option. ppgaming is legit
52betwin, e aí, apostadores de plantão! Encontrei um site com umas apostas bem interessantes. Se você curte adrenalina, dá uma espiada! Acesse 52betwin.
Bd89login, sounds like you need to log in to get the real goods. I’m game! Gotta find out what’s behind that login screen. Welcome at bd89login!
Downloaded the jilidayapp and it’s a right laugh! Easy to use and plenty to keep you entertained. Give it a whirl, yeah? jilidayapp
888starzlogin makes it dead easy to get started. No faffing about, just straight into the games. Top marks from me! 888starzlogin
Jumping into 9pkr tonight. Let’s see what they’ve got! Always on the hunt for the next big win. Get in on the action: 9pkr
Headed over to 500jlcasino for some serious fun. Good games and plenty of ways to win, I hope! Let’s go win some dough!: 500jlcasino
Yo, 74bet21! Just checked you out and gotta say, the site’s looking clean. Ready to place some bets and see what’s up 74bet21. Let’s get this bread!