Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle

MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Degmada Bariire ayay sidoo kale dhawaan Ciidamada la wareegeen, kadib dagaal maalmo socday oo Al-Shabaab la galeen, kaasoo askar uga dhimatay Ciidamada dalka Uganda.

Wararka ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in ciidamada ay haatan wadaan howlgal ballaaran oo miino baaris ah, maadaama Khawaarijta ay gudaha magaalada ka qoteen godad waaweyn oo ay u adeegsadeen difaac iyo qaraxyo.

Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay isku dayeen in ay shacabka ka hor istaagaan in ay magaalada ka baxaan, hase yeeshee ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay si taxaddar leh u fuliyeen hawlgalkooda iyaga oo ilaalinaya badqabka dadka rayidka ah.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in howlgalka xoreynta uu sii socon doono ilaa laga saarayo dhammaan meelaha ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Hoose.

9 thoughts on “Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle”

  1. Guys, f8et is quickly turning into one of my go-to sites. The interface is clean and I’ve been winning pretty steadily so far. Maybe my new lucky site? Give it a shot: f8et

  2. Found xjilicc through a friend and I am glad I did. The payouts are fair and the customer support is actually helpful. A solid choice for gaming enthusiasts.

  3. Finding a reliable mobile gaming app used to be such a hassle until I stumbled upon this incredible platform. Everything runs so smoothly on my phone and the game library keeps growing every single month. I love how they reward loyal players with exclusive bonuses that actually make a difference in my gameplay. It feels like they truly care about creating a fun and fair environment for everyone who joins. magar33download

  4. You found a way to stay both grounded and inspiring and striking that balance is a skill I genuinely look up to. Each idea rested so naturally on the last that by the closing line the whole picture simply clicked into place. Never doubt how far your words travel because this single post has already lifted at least one grateful stranger today.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *