Soomaaliya: Raysal Wasaare ku Xigeenka Labaad oo Dhismaha Wado Cusub Dhagax Dhigay

Muqdisho: Raysal Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo uu wehliyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Dhagax-dhigay dhismaha waddada Nasiib Buundo ee marta degmooyinka Warta-Nabadda, Boondheere ilaa Shibis.

“Waddo markii la dhiso waxaa lagama maarmaan ah in loo sameeyo goobo biyo mareen ah haddii kale siima jireyso waddadaas, guddoomiyaasha degmooyinka waxaan farayaa in ay tallaabo ka qaadaan dadka ku dheelaya nadaafadda waddooyinka”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeen Jibriil ayaa maamulka gobolka ku boogaadiyay in xoogga uu saaro dhismaha waddooyinka hal bowlaha ah ee Magaalada Muqdisho, oo ahmiyad weyn u leh shacabka caasimadda, waxa uuna shacabka kula dar-daarmay in ay ka qeyb qaataan nadaafadda iyo bilicda waddooyinka.

3 thoughts on “Soomaaliya: Raysal Wasaare ku Xigeenka Labaad oo Dhismaha Wado Cusub Dhagax Dhigay

  1. European casino sites vary wildly in quality but this spot consistently delivers fair spins and prompt cashouts. The game library feels curated and the support team genuinely cares. Experience it at sk777slot

  2. Switched over from another site last month and the difference is night and day. Their slot collection is massive and I never have to wait long for my bonus rounds. The whole experience feels premium without costing a fortune to play. 22betslot

  3. VIP treatment should not be a mystery and this site proves otherwise. I earned my exclusive bonuses pretty fast and the daily promotions keep things interesting. If you appreciate being recognized as a loyal member you will love what they offer jokavip

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *