Somaliland oo Daahfurtay Mashruuc $100 Milyan ah oo Lagu Horumarinayo Wax-soo-saarka Beeraha

Hargeysa – Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday mashruuc ballaaran oo dhanka wax-soo-saarka beeraha ah, kaasi oo ku kacaya $100 milyan, waxaana maalgelinaya shirkadda African Food Security oo laga leeyahay dalka Maraykanka.

Mashruucan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay xukuumadda Somaliland ugu jirto xoojinta wax-soo-saarka gudaha, si looga jawaabo baahiyaha sii kordhaya ee cunnada, iyada oo loo marayo maalgelin caalami ah iyo iskaashi lala yeesho shirkadaha horumarinta beeraha. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Beeraha, mashruuca waxaa fulin doonta shirkadda African Food Security oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee ka shaqeeya horumarinta beeraha qaaradda Afrika.

Heshiiska mashruuca waxaa si rasmi ah u saxeexay Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaana si toos ah u shaaciyay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha, Maxamuud Cige Yuusuf, iyo Wasiir-ku-xigeenka, Mukhtaar Xaaji Muxumed Faarax.

War-saxaafadeedka Wasaaradda ayaa lagu xusay in shirkadda African Food Security ay tilmaantay in buqcada istiraatijiyadeed ee Somaliland ay u suuragelin karto in mustaqbalka la dhoofiyo wax-soo-saarka dalagyada beeralayda Somaliland, gaar ahaan suuqyada waddamada Gacanka sida Sucuudi Carabiya iyo waddamada xubnaha ka ah Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC).

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa horey u sheegay in xukuumaddiisu ay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta wax-soo-saarka beeraha, maadaama helitaanka cunto ammaan ah ay ka mid tahay caqabadaha ugu waa weyn ee haysta shacabka Somaliland.

Somaliland ayaa inta badan cuntada ay isticmaasho kasoo dhoofsata dalal dibadda ah, iyadoo beeraleyda gudaha ay soo saaraan qadar kooban oo aan dabooli karin baahida bulshada. Qodobbada caqabadaha ah waxaa sidoo kale ka mid ah helitaanka biyaha iyo dhulka beeraleydu ka shaqeeyaan, maadaama deegaanka Somaliland uu u badan yahay dhul qalalan oo saxare ah, isla markaana aysan jirin maalgelin ku filan oo lagu horumariyo kaabayaasha biyaha iyo tiknoolojiyadda casriga ah ee beeraha.

Mashruucan ayaa la filayaa inuu yeesho saameyn togan oo xagga kor u qaadista wax-soo-saarka, abuurista fursado shaqo, iyo yaraynta ku-tiirsanaanta cunnada dibadda laga keeno.

12 thoughts on “Somaliland oo Daahfurtay Mashruuc $100 Milyan ah oo Lagu Horumarinayo Wax-soo-saarka Beeraha

  1. Well done, the writing is professional without being stiff, and the topic is treated with care, and a look at northernmiststore reflected that approach, the kind of site I would point a colleague to if they asked for a reliable starting point on this topic in the future without any hesitation at all.

  2. A clean read with no irritations, and a look at gablejuno continued that frictionless quality, the absence of small irritations is something I notice only when present elsewhere and this site is one of the rare places where everything just works and lets me focus on the substance rather than fighting the format.

  3. Ребята, всем привет! долго сомневался до последнего, но в выходные таки решил глянуть в melbet. Честно? Остался полностью доволен,. Особенно если вам надо скачать melbet на андроид — у меня телефон не флагман,, но приложение работает плавно.

    В общем, убедитесь сами, если перейдете: мелбет скачать [url=https://v-bux.ru]мелбет скачать[/url]. Кстати, кто спрашивал про мелбет скачать приложение — там есть удобный отдельный раздел,. И фрибеты для новичков очень приятные,. Я за месяц три раза деньги забирал — выплаты приходят максимально быстрые, Очень рекомендую этот вариант. Дерзайте, пусть повезет!

  4. Здорова, народ Замучился я уже кухню выбирать То кромка отклеивается через месяц Короче, нашел наконец нормальное производство — кухни на заказ в спб с фурнитурой Blum Сделали 3D-проект бесплатно за час В общем, сохраняйте себе в закладки — заказать кухню [url=https://kuhni-spb-wxh.ru]заказать кухню[/url] Не ведитесь на салоны в ТЦ которые просто заказывают у китайцев и ставят наценку 100% Перешлите тому кто тоже мучается выбором

  5. Been playing here regularly and I am really impressed with how transparent everything is. The odds are competitive and I never run into strange account issues. You can tell the team cares about keeping things simple and secure for everyone. Will definitely keep coming back. thtgabet22

  6. Playing here has been such a refreshing change from other platforms I have tried. The interface is clean and the bonuses actually work as advertised. I really appreciate how they keep things fair for everyone in the community. You should definitely visit this website coolbetecuador

  7. I have tested quite a few platforms recently but this one stands out because it truly puts the player experience at the center of everything. The bonus structure is straightforward without any tricky conditions and the game variety keeps every session fresh and exciting. I always feel supported and respected here which is exactly what a good community should feel like. vn789pet

  8. Now leaving a small mental note to recommend this when the topic comes up in conversation, and a look at blog33morning extended that recommend ready feeling, content that arms me with shareable references for likely future conversations is content with social value and this site is providing that conversational ammunition consistently for me lately.

  9. Solid information that lines up with what I have been hearing from other reliable sources, and after my visit to chromecentral I was even more certain of that, this site checks out which is something I value highly when so many places online play loose with the facts to chase a quick click.

  10. Really appreciate that the writer did not assume I would read every other related post first, and a look at lanternvendoroutlet kept that self contained feel going where each piece can stand alone, accessibility for new readers is a sign of generous editorial thinking and this site has clearly invested in that approach.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *