Waxaa isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banadir soo booqday wafdi balaaran oo ka socday safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Safiirka Dowladda China u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu. Wafdiga waxaa si diiran u soo dhaweeyay Dr. Mohamed Bulaale, wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka, iyo Dr. Fartun Sharif Mohamed, agaasimaha guud ee isbitaalka, oo ay weheliyaan maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka.
Safiirka Shiinaha, Mr. Wang Yu, ayaa muujiyay dareenkiisa ku aaddan sida ay ugu faraxsanyihiin isbitaalka Banadir iyo kaalinta muhiimka ah ee uu bulshada ku leeyahay. Wuxuu ballanqaaday in Shiinaha uu si weyn u garab istaagi doono isbitaalka, si loo taageero adeegyada caafimaad ee sare.







Quietly the post solved something I had been turning over without quite knowing how to phrase the question, and a look at ivypier extended that quiet solving, content that addresses unformulated needs is content with reader insight and this site has demonstrated that insight at a high rate across the pieces I have read recently.
Постоянно возвращаюсь к этой теме — как найти адекватный способ международных переводов. Эксперты рекомендуют вот этот источник: оплата через посредника за рубеж [url=https://mezhdunarodnye-platezhi-nar.ru]оплата через посредника за рубеж[/url] Суть в том, — не все способы одинаково выгодны. Да и сами понимаете очередной международный перевод — это лотерея с банковскими комиссиями. И ещё момент, — до любой операции сравните условия. В противном случае легко остаться в минусе. Как по мне — стоит разобраться заранее.