Garbahaarey: Sida ay ku waramayaan wararka waxaa xalay fiidkii Koox hubeysan ay degmada Garbahaarey ee gobolka gedo ku dileen Cabdi Fareey, oo ahaa guddoomiyihii xaafadda Towfiiq, kaas oo sidoo kale ka mid ahaa odayaasha dhaqanka deegaanka.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in kooxdii weerarka geysatay ay ka baxsadeen goobta, iyadoo aan weli la garan cida ka dambeysa falkaas. Ciidamada ammaanka degmada ayaa saaka bilaabay howlgallo ballaaran oo lagu baadigoobayo raggii ka dambeeyay dilka.
Dadka deegaanka ayaa ku tilmaamay falkaasi mid sii xoojinaya cabsi iyo walaac bulsho oo horay u taagnaa.
Amniga Garbahaarey ayaa maalmihii ugu dambeeyay si weyn u xumaaday, iyadoo dhowaan dagaal culus uu ka dhacay halkaas.
Sidoo kale dilalka qorsheysan ayaa kusii kordhay guud ahaan gobolka Gedo, tan iyo markii uu xoogeystay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland.



Hey peeps! Just had a look at keonhacaibet69.net – pretty decent layout and a alright game selection. Worth a shot if you’re wanting something new. Link here: keonhacaibet69
PinataWins lives up to its name! I had a pretty sweet win recently. The site itself is fun and easy to navigate. Ready to break some Pinatas?pinatawins
Jljl55phlogin – time to get logged in and play! Hopefully the wins today are good ones. Keeping my fingers crossed for a good session!. jljl55phlogin