Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi-baarista Hiddaha iyo dhaqanka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Sheekh Nuur (Khadar) ayaa guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud seddex cilmi-baaris oo ka mid ah wax soo saarka aqooneed ee hay’adda Cilmi-baarista Hiddaha iyo Dhaqanka gobolka Banaadir.
Mid ka mid ah buugaagta ayaa si wanaagsan u faah faahinaya dhibka maandooriyuhu uu ku haayo amniga iyo xasilloonida Muqdisho, halka buugga Cilmi-baarista labaad lagu soo bandhigay nadaafadda Muqdisho iyo habka ugu wanaagsan ee billicda magaalada sare loogu qaadi karo.
Mudane Cabdullaahi Sheekh Nuur (Khadar) buugga seddexaad ee uu guddoonsiiyay Madaxweynaha JFS ayaa isna diiradda lagu saaray Muqdisho iyo soo kabashadeeda amni iyo dhaqan dhaqaale ee xiligan.
Cilmi-baarista seddaxda buug ee lagu wareejiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muhiim u ah dhinaca horumarinta Caasimadda dalka.



Really grateful for content like this, it does not waste my time and it does not insult my intelligence either, and a quick look at flarequills was the same, balanced respectful writing that makes a person feel welcome rather than rushed through pages of forced engagement just to keep clicking around.
This stands out compared to similar posts I have read recently, less noise and more substance, and a look at autumnriverattic kept that gap going, you can really feel the difference between content made by someone who cares versus content made to fill a publishing schedule for an algorithm trying to keep growing somehow.
[url=https://seo-prodvizhenie-molodogo-sajta.ru]SEO продвижение молодого сайта[/url] — стоит ли с первых месяцев брать коммерческие запросы?