Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka hortagga askareynta carruurta

Muqdisho (Wargeyska.net) Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa manta Magaalada Muqdisho ku qabatay shir heer sare ah oo looga hadlaayay askareynta caruurta.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta gudoomiyay shirka Guddiga Isku-dhafka Wasaaradaha ee ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubeysan.’

Shirka oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday wasaaradaha dowladda iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa lagu falanqeeyay xoojinta iskaashiga iyo hirgelinta qorshayaasha lagu difaacayo badqabka carruurta Soomaaliyeed ee ay saameeyeen colaadaha.

Xoghayaha Joogtada ah ayaa sheegay in Wasaaraddu ka go’an tahay ilaalinta xuquuqda carruurta, isagoo ku baaqay in la mideeyo dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo difaaca carruurta Soomaaliyeed.

8 thoughts on “Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka hortagga askareynta carruurta

  1. A practical tip for those preparing files for congress presentations: converting 3D models can be a hurdle, but converting directly in the browser keeps your data private. If you work with BIM or prototypes, a quick 3mf to stl workflow helps when preparing technical figures. Hope the rescheduling goes smoothly.

  2. Choosing a blazer really does come down to fit and fabric, and your point about tailoring for body shape is spot on. I’d add that details like lapels and buttons make or break the look. Off topic, but I recently used an Image to Sticker tool to turn outfit photos into sticker sheets, handy for mood boards.

  3. Extracting stills is often the hardest part of documenting a project. I usually grab frames by interval, then run them through a Free Image to Text tool to pull captions or labels from screenshots. That combo saves a lot of manual typing, especially when the source video has on-screen text you need in written form.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *