Dr Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuummadda Federaalka ah ee Soomaaliya, halkaas oo uu kulammo kula yeeshay taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Nabad Sugidda.
Kulammada ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee al-Shabaab iyo sidii looga cirib tiri lahaa dalka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka dhageystay hoggaanka Ciidamada Qaranka warbixinno la xiriira xaaladda guud ee amniga.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey ciidamada dadaallada naf-hurnimada leh ee ay u hayaan difaaca dalka iyo xasilloonida shacabka.
Waxa uu adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga hay’adaha amniga si loo xaqiijiyo guul waarta oo laga gaaro la dagaallanka argagixisada.
Madaxweynuhu wuxuu mar kale caddeeyey in dowladdu ka go’an tahay ciribtirka khatar kasta oo lid ku ah amniga iyo xasilloonida qaranka Soomaaliyeed.



Jogaobet? It’s got a decent vibe. I’ve spent some time browsing their slots – not bad! Worth a look if you’re hunting around: jogaobet
Win123bet is pretty straightforward, gets right to the point. If you just want to bet and not mess with a bunch of stuff, check them out Check it! win123bet
I saw a friend playing on 11uubet and it looks pretty solid. I haven’t tried it too much myself, but the variety of games impressed me. Do it! 11uubet