Wasiirka dekadaha oo sheegay in dowladdu ka shaqaynayso horumarinta dekadaha dalka

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Wuxuu kormeerkan wehlinayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Marwo Fartuun Cabdulqaadir Faarax, iyagoo si wadajir ah u indha-indheeyay howlaha kala duwan ee ka socda dekedda.

Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda ee lagu dardargelinayo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha dalka, gaar ahaan kuwa la xiriira ganacsiga iyo hubinta tayada badeecadaha laga soo dejiyo dalka, si loo xaqiijiyo adeegyadii ugu wanaagsanaa ee laga filayo dekedaha.

Intii uu socday kormeerka, Wasiirka ayaa warbixin faahfaahsan ka dhageystay Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Mudane Axmed Maxamed (Washington), kaasoo uga warbixiyay nidaamka shaqo ee dekedda, guulaha horumarineed ee la gaaray, iyo caqabadaha weli caqabad ku ah adeegyada dekedda.

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku amaanay maamulka iyo shaqaalaha Dekedda Muqdisho dadaalka ay muujiyeen iyo sida ay uga go’antahay in la horumariyo adeegyada dekedda. Wuxuu sidoo kale hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay ka go’an tahay casriyeynta qalabka, tayeynta adeegyada, iyo ballaarinta dhismayaasha kaabeyaasha si kor loogu qaado doorka dekedaha ee kobaca dhaqaalaha dalka.

Kormeerkan ayaa la filayaa inuu horseedo tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu dardargelinayo howlaha dekedda, iyadoo la tixgelinayo baahida loo qabo adeegyadeeda muhiimka ah.

5 thoughts on “Wasiirka dekadaha oo sheegay in dowladdu ka shaqaynayso horumarinta dekadaha dalka

  1. The tone stayed consistent across the whole post which is harder than it looks for longer pieces, and a look at xavlumo continued the same voice, this kind of editorial consistency is a sign of either a single careful writer or a tightly run team and either is impressive today across the broader media environment.

  2. Слушайте, а вы в курсе, что найти нормальную клинику сейчас — это всегда целая проблема и головная боль. Многие лично сталкивались с такой ситуацией,, когда родным или близким людям срочно понадобилась грамотная помощь врачей. И в этот момент обычно начинается паника просто из-за банальной нехватки информации.

    Я сам недавно детально изучал этот вопрос, искал по-настоящему работающий и безопасный выход. В интернете сейчас столько мусора и дорвеев, что голова идет кругом. Короче говоря, советую присмотреться к одному источнику, там действительно раскладывают по полочкам всю подноготную про анонимное снятие запоя в условиях клиники. В такой ситуации лучше один раз внимательно глянуть самостоятельно, чтобы четко во всем разобраться.

    Все важные детали и лицензии центра находятся только тут: наркологический стационар [url=narkologicheskij-staczionar-sankt-peterburg-12.ru]наркологический стационар[/url]. Сам сначала даже не думал, насколько там много полезных нюансов и скрытых факторов, включая комфортные условия содержания, современные палаты и полную анонимность. В Питере это определенно достойный внимания и доверия медицинский центр, так что рекомендую сохранить себе в закладки на всякий случай.

  3. If patience for careful reading is rare these days finding sites that reward it is rarer still, and a stop at kavnero extended that rare reward, the diminishing returns on shallow content reading have made me more selective about where to spend reading time and this site is meeting the higher selectivity bar consistently.

  4. Нашёл интересный материал по этому вопросу — как правильно организовать процесс для перевода денег за границу онлайн. Товарищ скинул ссылку на качественный разбор: прием платежей из-за границы [url=https://mezhdunarodnye-platezhi-fra.ru]https://mezhdunarodnye-platezhi-fra.ru[/url] Ключевой момент, на который стоит обратить внимание — не все сервисы одинаково прозрачны. Важно понимать любой трансграничный платёж — имеет свои нюансы в зависимости от выбранного способа. И ещё один момент — до проведения операции стоит проверить итоговую сумму. Без этого можно столкнуться с неожиданными расходами. Резюмируя — стоит потратить время на анализ перед любой отправкой средств.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *