
Dowladda Soomaaliya oo SSC-Khaatumo u aqoonsatay maamul ka tirsan Dowladda Federaalka
Laascaanood – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay mid rasmi ah, isla markaana uu la mid yahay maamul-goboleedyada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlay madal soo dhaweyn ah oo habeenimadii Axadda lagu qabtay magaalada Laascaanood, ayaa…