Wasiirka Gaashaandhiga Rwanda oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho: Muqdisho: Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda mudane Marizamunda Juvenal

Wasiirka gaashaandhigga Rwanda ayaa ka qeybgalaya Kalfadhiga 35-aad ee wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada heeganka Afrikada Bari (EASF), oo ay martigelinayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

11 thoughts on “Wasiirka Gaashaandhiga Rwanda oo Muqdisho soo gaaray

  1. Mass comment blasting: $10 for 100k comments. All from unique blog domains, zero duplicates. I will provide a full report and guarantee Ahrefs picks them up. Email mailto:helloboy1979@gmail.com for payment info.If you received this, you know Ive got the skills.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *