Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan Al-Shabaab

Washington – Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa maanta shaacisay war qoraal ah oo lagu xusay in xarunta la-dagaallanka maalgelinta argagixisada (TFTC) ay si wadajir ah cunaqabateyn dhaqaale ugu soo rogeen 15 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyay inay door muhiim ah ku leeyihiin maalgelinta iyo abaabulka falalka argagixiso ee Soomaaliya. Xarunta TFTC,…

Read More

UK oo kaalmo badan u balan qaaday dowlada Soomaaliya xilli dowlada Soomaaliya ay kordhisay la dagaalanka argagixisada

Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya ay wajahayo xaalad amni oo sii cakiran, gaar ahaan mid ka dhalatay xoogeysi cusub oo kooxda Al-Shabaab ay sameynayso, ayaa Boqortooyada Midowday ee UK waxay si weyn u kordhisay taageerada ay siiso Ciidamada Amniga Soomaaliya (SSF), si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah. Dowladda UK ayaa shaacisay inay…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland ee lagu qabtay dagaalladii Sool

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah ula wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii dhawaan ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed rasmi ah oo kasoo baxay socdaalkii Ra’iisul Wasaaraha ee deegaanka SSC-Khaatumo. Maxaabiistan ayaa waxaa dowladda Federaalka ku wareejiyay…

Read More

Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo oo Somaliland ugu baaqay Nabad shuruud la’aan ah

Laascaanood – Madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa habeenkii xalay khudbad muhiim ah ka jeediyay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Madaxweyne Firdhiye ayaa si rasmi ah ugu baaqay maamulka Somaliland in ay nabad iyo deris wanaag la yimaaddaan, isagoo carrabka ku adkeeyay in baaqaasu yahay mid…

Read More

Horjoogayaal madaxooda lacago dul saarneyd oo lagu dilay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan

Taliye ku xigeenka qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Cabdullaahi Barre Cilmi, ayaa si faahfaahsan uga warbixiyay dagaallo culus oo maalmahan ka socday deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka, kuwa deegaanka iyo kooxda Al-Shabaab. Taliye Cabdullaahi ayaa sheegay in dagaalkaasi lagu dilay horjoogayaal muhiim ah iyo tiro badan…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo SSC-Khaatumo u aqoonsatay maamul ka tirsan Dowladda Federaalka

Laascaanood – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay mid rasmi ah, isla markaana uu la mid yahay maamul-goboleedyada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlay madal soo dhaweyn ah oo habeenimadii Axadda lagu qabtay magaalada Laascaanood, ayaa…

Read More

Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo la Kulantay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Zurich

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Switzerland, Austria, iyo Qaramada Midoobay ee fadhigoodu yahay Geneva iyo Vienna, Amb. Khadra Axmed Ducaale, ayaa kulan muhiim ah la qaadatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Zurich ee dalka Switzerland. Kulankan oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Jaaliyadda, Mudane Siciid Cali Xidig, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta…

Read More

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay laascanood

WasiirkaWasaaradda Gargaarka ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay Magaalada laascanood kulan soo dhaweyn ah waxa uu igu sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle Kulankan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka iyo horumarinta ee ka howlgala deegaannada maamulka SSC-Khaatumo iyo…

Read More

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka

Ra”iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Soomaaliya. Shirkan oo ayaa soo qaban qaabisay wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul insaanka ayaa looga hadlayaa ilaalinta iyo hormarinta arrimaha Xuquuqul Aadanaha,waxana ka qeygalay wasiirro, xildhibaanno katirsan…

Read More

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚, 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐨 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ayaa magaalada Laascaanood ee caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo, ayaa sheegay in loo baahan yahay xoojinta nabadda, midnimada, is-dhexgalka bulshada, dib- u…

Read More