Maamulka SSC Khaatumo oo Maxabiis ku Wareejiyay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliyeed

Laascaanood: Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah dowladda federaalka Soomaaliya ugu wareejiyey 25 maxbuus oo lagu qabtay dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood. Maxaabiistaan ayaa lagu wareejiyey gacanta dowladda si loo geeyo Hargeysa, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo dib u heshiisiinta gobolka. Sii deynta maxaabiistan ayaa timid kaddib booqashadii dhawaan uu Ra’iisul…

Read More

SECRET UAE’S RADAR MOVE BOLSTERS SOMALIA’S PUNTLAND AIR DEFENSES

Reports have emerged that the United Arab Emirates has deployed an advanced radar system to northeastern Somalia, specifically to the Puntland Maritime Headquarters adjacent to the UAE-operated Bosaso Air Base. The system in question is the Israeli-made ELM-2084 3D Active Electronically Scanned Array Multi-Mission Radar, a sophisticated piece of technology designed for air and artillery…

Read More

IS DIIWAN GELINTA COD BIXIYAYAASHA DOORASHADA QOF IYO COD AH OO MUQDISHO KA BILAABATAY MAANTA

Shacabka ku dhaqan degmada taariikhiga ah ee Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa si buuxda ugu soo baxay diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka deegaanka, taas oo si rasmi ah uga bilaabatay saaka magaalada Muqdisho. Degmada Shangaani ayaa noqotay degmada ugu horreysa ee lagu bilaabo howlaha diiwaangelinta doorashada golaha deegaanka, arrintaasoo qeyb ka ah dadaallada dowlad-dhiska iyo horumarinta nidaamka…

Read More

Dagaal ka dhan ah Xuutiyiinta oo Yemen ka bilaabanaya

Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa xaqiijinaya in uu ka socdo abaabul dagaal ballaaran oo ay hormuud ka tahay dowladda Mareykanka, kaasi oo lagu doonayo in meesha looga saaro awoodda iyo jiritaanka kooxda Xuutiyiinta ee gacanta ku haysa qeybo badan oo ka tirsan dalkaasi. Dowladda Mareykanka oo ay garab taagan yihiin xulafadeeda Carbeed ee…

Read More

Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan Al-Shabaab

Washington – Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa maanta shaacisay war qoraal ah oo lagu xusay in xarunta la-dagaallanka maalgelinta argagixisada (TFTC) ay si wadajir ah cunaqabateyn dhaqaale ugu soo rogeen 15 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyay inay door muhiim ah ku leeyihiin maalgelinta iyo abaabulka falalka argagixiso ee Soomaaliya. Xarunta TFTC,…

Read More

UK oo kaalmo badan u balan qaaday dowlada Soomaaliya xilli dowlada Soomaaliya ay kordhisay la dagaalanka argagixisada

Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya ay wajahayo xaalad amni oo sii cakiran, gaar ahaan mid ka dhalatay xoogeysi cusub oo kooxda Al-Shabaab ay sameynayso, ayaa Boqortooyada Midowday ee UK waxay si weyn u kordhisay taageerada ay siiso Ciidamada Amniga Soomaaliya (SSF), si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah. Dowladda UK ayaa shaacisay inay…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland ee lagu qabtay dagaalladii Sool

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah ula wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii dhawaan ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed rasmi ah oo kasoo baxay socdaalkii Ra’iisul Wasaaraha ee deegaanka SSC-Khaatumo. Maxaabiistan ayaa waxaa dowladda Federaalka ku wareejiyay…

Read More

Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo oo Somaliland ugu baaqay Nabad shuruud la’aan ah

Laascaanood – Madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa habeenkii xalay khudbad muhiim ah ka jeediyay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Madaxweyne Firdhiye ayaa si rasmi ah ugu baaqay maamulka Somaliland in ay nabad iyo deris wanaag la yimaaddaan, isagoo carrabka ku adkeeyay in baaqaasu yahay mid…

Read More

Horjoogayaal madaxooda lacago dul saarneyd oo lagu dilay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan

Taliye ku xigeenka qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Cabdullaahi Barre Cilmi, ayaa si faahfaahsan uga warbixiyay dagaallo culus oo maalmahan ka socday deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka, kuwa deegaanka iyo kooxda Al-Shabaab. Taliye Cabdullaahi ayaa sheegay in dagaalkaasi lagu dilay horjoogayaal muhiim ah iyo tiro badan…

Read More