๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ต๐๐ฑ๐ฏ๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ธ๐ฎ ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyayay kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira. Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha Falastiin, gaar ahaan dib u dhiska iyo sidii xal waara…