Taliyaha Ciidanka dhulka oo hawlgallo lagu dardargalinayo dagaalka ka dhanka ah al-Shabab kawada Shabeellada Dhexe
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo maalmahan ku sugnaa Furimaha hore ee Shabeellada Dhexe ayaa kormeer lagu dardar-gelinayo Ciribtirka al-Shabab waxaa uu maanta ku tagay Difaacyada Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka. Sarreeye Guuto Sahal ayaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Fariisimaha uu maanta booqday ku bogaadiyay diyaargarowga…