Dalxiisayaal Israa’iili ah oo Lagu Kufsaday India
Ciidamada booliiska dalka Hindiya, ayaa xabsiga dhigay labo nin oo lagu tuhmayo in ay dileen nin u dhashay dalkaasi , sidoo kale kufsi u geesteen labo haween ah oo u dhashay Israa’iil, kuwaa oo dalxiis u tagay qeybo kamid ah dalka Hindiya. Haweenkan dalxiisayaasha ah iyo nin la socday ayaa ku sugnaa harada magaalada Hampi,…