Madaxweyne Qoorqoor oo dhagax dhigay dhismaha 11 Wado
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska waddooyinka hal bowlaha u ah isku socodka gaadiidka Caasimadda Dhuusmaarreeb, kuwaasi oo isugu jira Jidka weyn ee mara bartamaha magaalada iyo 10 waddo oo isku xira xaafadaha kala duwan ee caasimadda. Madaxweyanaha oo dul istaagay ahmiyadda mashruucani u leeyahay kobcinta dhaqaalaha bilicda iyo horumarka…