Somalia condemns Ethiopia violating Ankara agreements  

In a written statement, Somalia’s federal government has condemned that Ethiopian troops took part in today’s fighting against Somalia’s federal government bases in southwestern Somali bordering town of Dolow in Gedo Region of Jubbaland state administration on 23 December 2024. The statement said that the move violated recent agreements between Somalia’s federal government President Hassan…

Read More

Wasiru Dowlaha Arimaha Dibada Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa

Si loo sii ambaqaado heshiiskii dhowaan Ankara ku dhex maray labda dowladood ee Soomaaliya iyo Ethiopia, Wafdi uu hogaaminaayo wasiiru dowlaha arimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah ee doowlada federallka ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Mamaxed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray Addis Ababa, Magaalo Madaxda Dalka Ethiopia maanta, 23 December 2024. Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa…

Read More

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa masar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar ayaa halkaas kula qaatay wada-hadallo rasmi ah dhiggiisa Masar, Mudane Badar Cabdilati. Wada-hadalladaasi ayaa si gaar ah diiradda loogu saaraya sidii loo xoojin lahaa xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya…

Read More

Dooyoow Cismaan oo booliska isku soo dhiibay

Wararka ka imanaya magaalada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ayaa sheegaya in Dooyoow Cismaan Cali oo ka tirsanaa cimadama al-Shabab ayaa isku soo dhiibay ciidamada booliska Koonfurgableed oo ku sugan magaaladaasi maantay 23 December 2024. Sarkaan al-Shabaabka ah ee is soo dhiibay ayaa la soo goostay Qori AK 47 ah iyo qasnado…

Read More

Nabadsugida Jubbaland oo fashiliyay qarax miinoSomali  

Ciidanka hay’adda Sirdoonka iyo nabad-sugidda  dowladda goboleedka Jubbaland ayaa caawa ku guuleystey inay fashiliyaan miino nooca meelaha ama gaadiidka lagu dhajiyo oo al-Shabaab ay rabtay inay ku bartilmaameedsadaan shacabka Kismaayo. Miinadan ayaa caawa ciidanka ku qabteen xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo, kadib markii shacabka xaafaddaasi ay laamaha amniga ku wargeliyeen. Waxaa goobta ka qaaday oo…

Read More

Somali president meets Italian ambassador in Mogadishu

Somalia’s federal government President Hassan Sheikh Mohamud held meeting with Italian ambassador in his office in Mogadishu’s presidential palace, capital city of Somalia today 23 December 2024. The meeting was aimed at heightening the historic and diplomatic ties between the two countries. Confirmed statements said that the talks centered on enhancing cooperation between multiple sectors…

Read More

Somalia takes over leadership of East African Standby Forces

Somalia has assumed the leadership of the regional East African Standby Force, taking over from Rwanda. Somalia’s Defence Minister Abdulkardir Nur received the flag of the EASF from his Rwandan counterpart Juvenal Marizamunda, during the 33rd Annual Policy-Making Conference of the EASF Heads of State held in Kigali, Rwanda. This is the first time Somalia…

Read More

Somali premier reshuffles cabinet

Wargeyska.net: (Mogadishu/Somalia) Somalia’s federal government Prime Minister Hamse Abdi Barre has reshuffled some of his cabinet ministers. After he issued a decree today 22 December 2024. He appointed Dahir Shire Mohamed as the new minister of petrol and minerals of Somalia’s federal government. He also reshuffled the ministers of family affairs and human right and…

Read More

Soomaaliya: Wasiirka Amniga Gudaha oo kala hadlay bulshada gobolka Gedo hirgeelinta doorasho qof iyo cod ah

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ku sugan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada haweenka waxaana kulamadaas diiradda lagu saaray sidii bulshada rayidka ah ay uga qeyb qaadan lahayd hirgelinta iyo taageeridda doorashada qof iyo codka ah…

Read More