60 Xildhibaan oo ka hor yimid Xayiraadda la saaray duulimaadyada degaanada Jubbaland

In ka badan 60 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka ku cambaareeyay xayiraada dhanka socdaalka ee ay saartey degaaanada maamulka Jubaland. Xildhibaanad ayaa soo saara War-saxaafadeed ay ku midaysan yihiin, waxaana si adag ay kaga hadleen tallaabadii lagu xiray duulimaadyada diyaaradaha ee degaanada maamulka…

Read More

Booliska Somalia iyo gudiga doorashooyinka oo ka shiray hanaanka qabashada doorashada qof iyo cod

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Madaxa-Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Kulankan ayaa looga hadlayay kaalinta ay Boolisku ku leeyihiin sugidda amniga iyo xaqiijinta habsami u socodka Doorashada Qof iyo Cod ee la filayo inay ka dhacdo dalka. Taliyaha ayaa caddeeyay in Booliska Soomaaliyeed…

Read More

Gudiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka oo la kulmay haweenka Soomaaliyeed

Gudigga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa kulan wadatasshi ah kula qaatay haweenka Soomaaliyeed Magaalada Muqdihso manta oo ay taarikhdu ahayd 25 December 2024. Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii Haweenku qeyb weyn uga qaadan lahayeen wacyi gelinta Doorashada tooska ah ee qof iyo cod ee dalka ka dhici doonta Xubnaha Guddiga Madaxa…

Read More

Soomaaliya oo beenisay inay Itoobiya u ogolaatay marin bioodka badda cas

Dowladda Soomaaliya ayaa been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaantay warbixinada baraha bulshada iyo warbaahinta qaar baahiyeen beenisayna in ay Itoobiya u ogolaatay marin biyoodka badda cas. Wasiirka arrimaha dibedda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qoraal kooban oo afka Ingiriiska ku qoran soo dhigay bartiisa X-ka, oo horey loo oranjiray Twitter, ayaa ku nuux nuuxsaday…

Read More

Madxweeyne Cabdiraxmaan Ciro oo magacaabay agaasimaha sirdoonka Somaliland

Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciro ayaa soo saaray wareegto uu ku magaacay agaasimaha cusub ee sirdoonka Somaliland maanto oo taariikhdu ahayd 25 December 2024. Cirro ayaa agaasimaha cusub ee sirdoonka Somaliland u magacaabay Jaamac Maxamuud Cigaal Maxamed, isaga oo sheegay inuu ku xushay aqoontiida iyo waayo aragnimadiisa. Waa agaasimihii ugu horeeyay ee sirdoon oo uu magacaabo…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo gaaray Asmara, Eritrea

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Hassan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magalda Asmara ee magaalo madaxda dalka Eritra manta, 25 December 2024. Madaxweynaha Dalkaasi Eritrea Asias Afawerki ayaa wafdiga ku soo dhoweeyay magaalada. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada dal, halkaasoo looga wada hadli doono qodobo ay…

Read More

Wasiiru dowlaha arimaha dibada Soomaaliya oo dhigiisa Itoobiya wadahadal kula yeeshay Addis Ababa

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo safar shaqo ah u jooga Addis Ababa, Itoobiya, ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah la yeeshay dhigiisa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, Mudane Amb. Mesganu Arega. Intii lagu gudo…

Read More

Dowladda Itoobiya oo iska fogeysay dagaalkii dooloow

Dowlada Itoobiya ayaa si buuxda u beenisay eedayn ay dowlada Soomaaliya ku eedeysay in ciidamadeedu weerark ku ekeeyeen kuwa soomaalida ee ku sugan degmada Dooloow ee Gobolka Gedo shalay. War qoraal ah ayeey Wasaarada Arimaha Dibada ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ku tiri “Weerarkan oo u muuqday mid si qorsheysan loo fuliyay ayay ciidamada…

Read More