Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Djibouti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada Dalka Djibouti ee Djibouti, wafdiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya…

Read More

Guddoomiya Gobolka Banadir oo la kulmay taliya booliska iyo guddoomiyaha maxkamadda gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa kulan xafiiskiisa kula qaatay taliyaha ciidmada booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiya Maxkamada Gobolka maanta, 28 December 2024. Kulanka ayaa diirada lagu saaray xoojinta wadashaqeynta booliska Soomaaliyeed iyo maamulka gobolka Banaadir. Hambalyo iyo Bogaadin ayuu ugu horeyn Taliyuhu la wadaagay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir,waxaana uu kulanka ka sheegay…

Read More

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay culimada Soomaaliyeed

Mohamud Moalim Abdulle, guddoomiyaha hey’ada maareeynta musiibooyinka oo uu wehliyo ku xigeenkiisa yaa manta kulan kula  yeeshay culimaa’udiinka Soomaaliyeed magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulanka ayaa diirada lagu saaray hortagga colaadaha sokeeye, muhiimadda ay leedahay wacyi-galinta wax-garadka iyo u diyaar-garowga yareynta khatarta ka dhalan karta abaarta La-nin la qaatay culimada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Hay’adda ayaa culimada…

Read More

Dayuuradaha Israel oo galabta duqeeyey Yemen

Israa’iil ayaa galabta tobannaan diyaaradood ku weerartay gudaha Yemen, iyagoo bambooyin ku garaacay garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Sanca iyo dekedda Xudeyda. Weerarka waxay sheegtay Israa’iil inay uga jawaabayso weerarrada Xuutiyiinta, waxaana la xaqiijiyay labo qof inay weerarradaa ku geeriyoodeen. Xuutiga, waa kooxda kaliya ka hartay kooxaha ay taageerto Iran ee la dagaallamaya Israa’iil, illaa…

Read More

Soomaali ganacsiyadooda lagu boobay dalka Mozambique iyo Maxaabiistii ugu badneyd oo Xabsiyada ka baxsaday

Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in Soomaalida ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka dalkaas iney la kulmeen dhac iyo boob xoog leh oo loo geysatay goobahooda ganacsiga. Dhaca iyo boobka loo geystay xarumaha ganacsi ee Soomaalida ku nool dalkaas ayaa yimid kadib markii ay sii xoogeysteen banaanbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan taageerayaasha mucaaradka…

Read More